Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumadda Somaliland Oo Xabsiyga La Dhigay Iyo Xukumadda Oo Ka Hadashay .

0
Thursday March 08, 2018 - 19:56:21 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumadda Somaliland Oo Xabsiyga La Dhigay Iyo Xukumadda Oo Ka Hadashay .

    Hargeysa(Halgan) Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay masuuliyiin ka tirsan xukumadda oo la xidh xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay masuuliyiin ka tirsan xukumadda oo la xidh xidhay.

Wasiirka ayaa ka halday masuuliyiintii degmada Darasalaam, gaar ahaana guddoomiyihii degmadaasi ,ku xigeenkiisii iyo xoghayihii degmadaasi .

Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Somaliland ayaa cadeeyey in masuuliyiintaasi loo xidhay arrimo dawladdeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip