Mid Kamida Dawladdaha La Colka Ah Somaliland Oo Soo Dhexgelaysa Imarat-ka Iyo Somaliya.

1
Saturday March 10, 2018 - 12:42:23 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamida Dawladdaha La Colka Ah Somaliland Oo Soo Dhexgelaysa Imarat-ka Iyo Somaliya.

    Dawladda dalka Somaliya ayaa bilawday inay dawladdo badan ka dalbato in la dhexdhexaadiyo iyada iyo dawladda Imaaraadka oo isku khilaafay heshiiskii Somaliland, Dp World iyo Ethiopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda dalka Somaliya ayaa bilawday inay dawladdo badan ka dalbato in la dhexdhexaadiyo iyada iyo dawladda Imaaraadka oo isku khilaafay heshiiskii Somaliland, Dp World iyo Ethiopia.

Dawladda Somaliya oo ka hadashay khilaaf soo kala dhex galay iyada iyo Imaaraadka ay dawladdo ay saaxiib yihiin bilaabeen inay dhex dhexaadiyaan.

Dawladda Sucuudiga oo cadaawad weyn u haysa Somaliland ayaa bilawday inay dhex dhexaadiso dawladdaha Muqdisho iyo Imaaraadka, iyada oo aan la ogayn xiliga la dhex dhexaadin doono labadaasi dawladdood.

Sucuudiga ayaa hore u xidhay xoolihii uga dhoofi jiray Somaliland,sidoo kalena dawladdii hore ee Somaliland ayaa si indho la’aana dhinaca u saartay dawladda Sucuudiga oo cadaawad badan u haya Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip