Madaxweyne Muuse Biixi Oo Waraysigii Ugu Horeeyey Siiyey Warbaahinta Somaliland.

0
Sunday March 11, 2018 - 20:51:43 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Waraysigii Ugu Horeeyey Siiyey Warbaahinta Somaliland.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waraysigii ugu horeeyey siiyey warbaahinta maxaliga ah ee Somaliland siiyey, isaga oo kaga hadlay arrimo badan oo xasaasiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waraysigii ugu horeeyey siiyey warbaahinta maxaliga ah ee Somaliland siiyey, isaga oo kaga hadlay arrimo badan oo xasaasiya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay hadalo kasoo yeedhay madaxweynaha dawladda Muqdisho oo ku saabsan maalgelinta dekeda Berbera.

Waraysigan oo xiiso badan waxa ka qaaday madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland telefishanka HCTV,waxaanu noqonayaa waraysigani kii ugu horeeyey ee uu siiyo warbaahinta maxaliga ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip