Lacag Tiro Badan Oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaraddaha Ee Muqdisho.

0
Sunday April 08, 2018 - 17:45:44 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lacag Tiro Badan Oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaraddaha Ee Muqdisho.

    Waxa goor dhoweyd garoonka diyaaraddaha ee magaaladda Muqdisho lagu qabtay lacag aad u tiro badan oo ku jirta Boorsooyin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa goor dhoweyd garoonka diyaaraddaha ee magaaladda Muqdisho lagu qabtay lacag aad u tiro badan oo ku jirta Boorsooyin.

Saraakiisha amaanka garoonka diyaaraddaha ee Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegay in ay qabteen ilaa saddex shandadood oo lacagi ku jirto, kuwaas oo ay tiradoodu gaadhayso Malaayiin Dollar lacag ku dhow.

Lacagtan waxay wararku sheegayaan in laga dejiyey diyaarad u socotay magaaladda Baydhaba ee gobolka Bay , ilaa haddana ma cadda cidda lahayd lacagtaasi iyo cidda loo siday midna.





Wixii Warar Kasoo Kordha Kala Soco Shabakadda Halgannews.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip