Xisbiga WADDANI Oo Eryey Xoghayihii Xisbigaasi .

0
Saturday April 14, 2018 - 14:49:48 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Eryey Xoghayihii Xisbigaasi .

    Xisbiga WADDANI Oo Eryey Xoghayihii Xisbigaasi,Iyada Oo Aanu Weli Ka Hadli Maxamed Cabdilaahi Uurcade.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI Oo Eryey Xoghayihii Xisbigaasi,Iyada Oo Aanu Weli Ka Hadli Maxamed Cabdilaahi Uurcade. shir ay isugu yimaadeen xubnaha Guddida Fulinta ee xisbiga WADDANI ayaa lagu shaaciyey in xubinnimadii xisbigaasi iyo Xilkii Xoghayenimoba laga qaaday xoghayihii guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade.
shirkan oo ay goob joog ka ahaayeen 34 xubnood oo kamid ah xubnaha Guddida Fulinta ee  xisbigaasi ayaa waxa sidoo kale lagu go'aamiyey in xubnimadii Golaha Dhexe laga xayuubiyo Mr Uur-cade oo in muddo ah soo ahaa xoghayaha Guud ee xisbiga WADDANI, iyada oo ay dhowaanahanba jireen khilaafaad u dhexeeyey xisbiga iyo Xoghayahooda.
ilaa hadda kama hadal  Mr Uurcade xil ka qaadistan iyo xubinnimo ka xayuubintan lagu sameeyey , waxaana la rajaynayaa in uu ka hadlo saacaddaha soo socda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip