Madaxdhaqameed Kasoo Jeeda Somaliland Oo Ka Degay Magaaladda Boosaaso Ee Xarun Ganacsiyeedka Puntland.

0
Saturday April 14, 2018 - 16:14:44 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 1832
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxdhaqameed Kasoo Jeeda Somaliland Oo Ka Degay Magaaladda Boosaaso Ee Xarun Ganacsiyeedka Puntland.

    Madaxdhaqameed Kasoo Jeeda Somaliland Oo Ka Degay Magaaladda Boosaaso Ee Xarun Ganacsiyeedka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxdhaqameed Kasoo Jeeda Somaliland Oo Ka Degay Magaaladda Boosaaso Ee Xarun Ganacsiyeedka Puntland. madax dhaqameed ka socda Somaliland oo uu hormuud u yahay Boqor Casimaan Aw Maxamuud (Buur-Madow) ayaa gaadhey magaaladda Boosaaso ee xarun ganacsiyeedka Puntland, iyada oo ay halkaasi si balaadhan ugu soo dhoweeyeen madax dhaqameedka, Isimadda, Ugaasyadda iyo dad kale oo tiro badani.
madax dhaqameedkan uu hogaaminaayo Boqor Buurmadow waxa isna kamid ah Suldaan Dhawal oo kamid ah madax Dhaqameedka gobolka Awdal ee Somaliland, waxaana la filayaa inay halkaasi kaga qayb galaan Caleemo Saarka Ugaaska guud ee Beelaha Cali Saleebaan oo dhowaan la caleemo saari doono, iyada oo aan la ogayn in ay Cuqaal kale oo Somaliland ka socotaa tegi doono caleemo saarkaas iyo in kale.
socdaalkan ayaa imanaaya iyada oo ay jirto xurguf siyaasadeed oo u dhaxaysa Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland, taas oo salka ku haysa khilaafka dhanka Xuduudka ah ee ay habka beelaysan ugu doodo Puntland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip