Cabdikariim Qalbi Dhagax Oo Markii Ugu Horeysay Sawiro Laga Helay+Sawiro .

0
Sunday May 06, 2018 - 12:10:47 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdikariim Qalbi Dhagax Oo Markii Ugu Horeysay Sawiro Laga Helay+Sawiro .

    Waxa markii ugu horeysay sawiro laga helay Cabdikariin Qalbi dhagax oo muddo 10 bilood ka hor ah ay dawladda Muqdisho u dhiibtay dawladda Ethiopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa markii ugu horeysay sawiro laga helay Cabdikariin Qalbi dhagax oo muddo 10 bilood ka hor ah ay dawladda Muqdisho u dhiibtay dawladda Ethiopia.

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland ayaa ku booqday goobta uu kaga xidhan yahay Qalbi Dhagax magaaladda Addis Ababa , iyaga oo kulan gaar ah wada yeeshay, kana wada hadlay arrimo badan.

Ilaa hadda lama shaacin waxyaalaha ay ka wada hadleen Qalbi Dhagax iyo madaxweyne Axmed Madoobe, waxaasi laga helay sawiro muujinaaya kulankoodan.

Cabdikariim Qalbi Dhagax ayaa ka tirsan jabhadda ka dagaalanta dawlad degaanka Somalida Ethiopia, iyada oo hore looga qabtay magaaladda Gaalkacyo, lana geeyey magaaladda Muqdisho, iyada oo ay dawladda Farmaajo ku wareejisay dawladda Ethiopia.

Muqaalka sawiraddan ayaa noqonaaya kuwii ugu horeeyey ee laga helo Qalbi Dhagax tan iyo intii lagu wareejiyey dawladda Ethiopia.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip