Doorashadda Ciraaq Oo Noqotay Mid Murashaxiinta Noloshooda Lagu Khamaaro.

0
Thursday May 10, 2018 - 13:13:57 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadda Ciraaq Oo Noqotay Mid Murashaxiinta Noloshooda Lagu Khamaaro.

    Mid kamid ah murashaxiinta Barlamaanka ee dalkaasi Ciraaq ayaa isku day dil ka bad baadey kadib markii lagu weeraray degaanka Waqooyi Barri ee magaaladda Baqdaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamid ah murashaxiinta Barlamaanka ee dalkaasi Ciraaq ayaa isku day dil ka bad baadey kadib markii lagu weeraray degaanka Waqooyi Barri ee magaaladda Baqdaad.

 


Wararka kasoo baxaaya weerarkaasi ayaa sheegaaya in isku daygan dil loo geystay gabadh lagu magacaabo Avin Maxamed Xassan Al-Zahawi , gabadhaas oo ka sharaxan is bahaysiga Kurdiyiinta ee lagu magacaabo AKF , waxaana lagu weeraray degaanka lagu magacaabo Khanaqin oo 100 km bari ka xigta Bacquuba, waxaanay wararku sheegayaan in aanay gabadhaasi waxba noqon.

Wadanka Ciraaq ayaa la filayaa in ay ka dhacdo doorasho Barlamaan, taas oo ay dadku ku dooran doonaan dadka metelaaya buuxina doona 14 kursi oo ay lee dahay degmadda Diyala, waxaana u tartamaaya kuraastaasi ilaa 30 xisbi .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip