Maxa Iska Bedelay Taliska Sare Ee Ciidamada Ethiopia?.

0
Saturday June 09, 2018 - 12:24:18 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxa Iska Bedelay Taliska Sare Ee Ciidamada Ethiopia?.

    Ra'isal wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah wax ka bedel ku sameeyey saraakiisha ugu sar saraysa ciidamada dalkaasi Ethiopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isal wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah wax ka bedel ku sameeyey saraakiisha ugu sar saraysa ciidamada dalkaasi Ethiopia.

Waxaanu shaqadii ka fadhiisiyey taliyeyaashii ugu sareeyey ciidamada Nabad Sugida iyo Military-ga ee wadankaasi , isaga oo ku bedelay taliyeyaal cusub /

General Samora Yunis ooh ore u ahaa taliyihii ciidamada Militariyga ayaa xilka laga qaaday , iyadda oo jagadaas loo magcaabay General Sear Mokonen , isaga oo xilkaas la wareegi doona.

Waxa kale oo taliyihii ciidamada Cirka ee hore General Adem Maxamed loo magacaabay inuu noqdo taliyaha cusub ee ciidamada Nabad Sugida, isaga oo bedeli doona taliye Getachew Asef oo isagu muddo 17 sanno ah xilkaas hayey.

Khubarradda ka faaloota arrimaha ciidamada ayaa aad u amaanay taliye Samora in uu ahaa shakhsi aad muhiim ugu ahaa taliska ciidamada Ethiopia iyo wasaaradda difaaca ee dalkaasi, waxaanu kamid ahaa jabhaddii EPRDF ee xukunka ka tuurtay madaxweyne Mengistu Haile Mariam sannadkii 1992-kii .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip