Dagaalkii Somaliland Iyo Maamulka Garoowe Oo Qaybo Kale Oo Somali Ahi Kusoo Biireen.

0
Saturday June 09, 2018 - 12:58:10 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalkii Somaliland Iyo Maamulka Garoowe Oo Qaybo Kale Oo Somali Ahi Kusoo Biireen.

    Dagaalkii Tukaraq ee udhexeeyey Somaliland iyo maamulka Garoowe ayaa noqday mid ku dhex faafay dhulka Somalida, taas oo ay ka dambaysay markii uu maamulka Garoowe qabyaaladeeyey dagaalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalkii Tukaraq ee udhexeeyey Somaliland iyo maamulka Garoowe ayaa noqday mid ku dhex faafay dhulka Somalida, taas oo ay ka dambaysay markii uu maamulka Garoowe qabyaaladeeyey dagaalkaasi.


Odayaasha beelaha Hawiye ayaa shir ay isugu yimaadeen magaaladda Muqdisho waxay maamulkaasi Garoowe ugu baaqeen in ay ka joogto dhul balaadhsiga ay ka wado gobolo kamid ah Somaliland.

Waxa kale oo ay ugu baaqeen maamulka Garoowe in uu joojiyo qaylo dhaanta colaadda ku salka leh ee qabyaaladda ku fadhida, iyaga oo sidoo kalena beelaha Daarood ugu baaqay in ay joojiyaan lacagaha iyo hubka ay ku hurinayaan dagaalka tukaraq.

Odayaasha oo kulankaasi kasoo saaray qoddobo dhawr ah ayaa qoddobaddaasi u dhignaayeen sidan:-

1-waxaanu ka xunahay in madaxda butland iyo madax dhaqameed keeduba ay maanta uqayla dhaan tagaan beesha daarood wayne meelay joogtaba iyagoo ku dhiiri gelinaaya in dagaalka tukaraq kala qayb qaataan

2-waxaanu usheegaynaa beesha daarood inaanay udhaga nuglaan colaadaha uu cabdi wali gaas ugu baaqayo colaadasoo uu ka dhex hurinaayo umada soomaliyed meelay joogtaba

3-Waxanu ugu baaqaynaa beesha daarood inay joojiyaan ciidamada iyo hantida ay ku caawinayaan mamulka butland taasoo aan cidna ka qarsoonayn hadii aad ka joogsan waydaana waxaanu idin xasuusin inay soomaali tahay dir iyo daarood oo anagana waajib nagu noqon doonto inaanu dagaalka kasoo qayb galno.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip