Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Somaliland Oo Aan Mushahar Qaadan Tan Iyo Intii Xukumadda Muuse Dhalatay.

0
Saturday June 09, 2018 - 13:31:12 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Somaliland Oo Aan Mushahar Qaadan Tan Iyo Intii Xukumadda Muuse Dhalatay.

    Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Somaliland ayaan mushahar qaadan tan iyo intii ay dhalatay xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi, iyaga oo maanta warbaahinta la hadlay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Somaliland ayaan mushahar qaadan tan iyo intii ay dhalatay xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi, iyaga oo maanta warbaahinta la hadlay.


Waxaanay cabasho balaadhan ka muujiyeen mudada dheer ee aanay mushaharkoodii qaadan, iyadda oo sidoo kalena ay si adag uga hadleen mushaharka ka maqan.

Dhanka kalena maareyaha Madbacadda Qaranka Somaliland ayaa shaqaalahaasi warbaahinta la hadlay ugu hanjebay in uu shaqadda ka eryi doono madaama oo ay warbaahinta la hadleen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip