Hogaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Oo Gaadhey Dalka Singapoor.

0
Sunday June 10, 2018 - 15:39:40 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Oo Gaadhey Dalka Singapoor.

    Madaxweynaha Kuuriyadda Waqooyi ayaa gaadhey dalka Singapoor, iyadda oo halkaasi si weyn loogu soo dhoweeyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Kuuriyadda Waqooyi ayaa gaadhey dalka Singapoor, iyadda oo halkaasi si weyn loogu soo dhoweeyey.


Hogaamiye Kim John Un ayaa la dejiyey mid kamid ah hudheeladda adduunka ugu qaalisan, iyadda oo si weyn amaankiisa loo sugaayo.

Dhinaca kalena madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu dalkaasi Singapoor soo gaadho maanta, waxaana soo dhoweyntiisa aad looga dareemayaa dalkaasi Singapoor, iyadda oo ay madaxda dalkaasi wadaan qaban qaabada soo dhoweyntiisa.

Labadan hogaamiye ayaa la filayaa inay dhowaan kulan ku qaataan jasiiradda dalxiiska caanka ku ah ee Sentosa , iyadda oo uu kulankani noqon doono kii ugu horeeyey ee ay yeeshaan Hogaamiye ka socda Kuuriyadda Waqooyi iiyo dalka Maraykanka madaxweyne Ka socdaa.

Waxaanay labada hogaamiye ka wada hadli doonaan Arrmaha labada Kuuriya iyo hubka sida ba’an wax u baabi’iya ee nuclear-ka.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip