Somaliya:Ciidamada Maraykanka Oo Soo Bandhigay Magaca Iyo Sawiradda Askarigii Lagaga Dilay Somaliya.

0
Sunday June 10, 2018 - 16:01:35 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliya:Ciidamada Maraykanka Oo Soo Bandhigay Magaca Iyo Sawiradda Askarigii Lagaga Dilay Somaliya.

    Wasaaradda Difaaca ee dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay shaacisay magaca iyo sawiradda askarigii doraad lagaga dilay ciidamadooda dalka Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Difaaca ee dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay shaacisay magaca iyo sawiradda askarigii doraad lagaga dilay ciidamadooda dalka Somaliya.


Askarigan oo lagu dilay degaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaaladda Kismaayo ayaa ahaa Saddex alifle Sgt, waxaana lagu magacaabi jiray Alexander Conrad , isaga oo da’ahaan jiray 26-sanno,waxaanu ka tirsanaa ciidamada Maraykanka Guutadda 1-aad, kooxda saddexaad ee ciidamada sida gaarka ah u tabobaran oo fadhigoodu yahay gobolka North Carolina.

Askarigan maydkiisa iyo afar askari oo kale oo dhaawac ahaa ayaa laga dhoofiyey madaarka Kismaayo, iyadda oo loo qaaday saldhig ciidan oo Maraykanku lee yahay, waxaanan ilaa hadda la shaacin magacyadda iyo macluumaadka ciidamadaasi la dhaawacay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip