Somaliland:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Qabtay Alaabooyin Kootarabaan Ah Oo Somaliya Laga Keenay.

0
Sunday June 10, 2018 - 16:08:25 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Qabtay Alaabooyin Kootarabaan Ah Oo Somaliya Laga Keenay.

    Maamulka gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa gubay alaabooyin Kootarabaan ahaa oo laga keenay dalka Somaliya, kaas oo lagu qabtay gobolka Togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa gubay alaabooyin Kootarabaan ahaa oo laga keenay dalka Somaliya, kaas oo lagu qabtay gobolka Togdheer.

Alaabooyinkan ayaa ahaa baco nooca yar yar ah , kuwaas oo lagu soo sameeyey magaaladda Garoowe ee Somaliya, waxaanay bacahani ahaayeen kuwo hore isticmaalkooda looga mamnuucay Somaliland.

Bacahan ayaa maamulka gobolka Togdheer ku gubay gobolkaasi degaano kamid ah .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip