Taliyihii Ciidamada Military-ga Somaliland Ee Gobolka Xaysimo Oo Jid Gooyo Ku Dileen Maleeshiyaadka Garoowe.

0
Saturday July 07, 2018 - 13:52:07 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Ciidamada Military-ga Somaliland Ee Gobolka Xaysimo Oo Jid Gooyo Ku Dileen Maleeshiyaadka Garoowe.

    Ciidamada maamulka Garoowe ayaa jidgooyo ku dilay taliyihii ciidamada Military-ga Somaliland ee gobolka Xaysimo Taliye Saleebaan Cabdi Caateeye , waxa isna dhaawac soo gaadhey maayir ku xigeenkii degmadda Taleex.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada maamulka Garoowe ayaa jidgooyo ku dilay taliyihii ciidamada Military-ga Somaliland ee gobolka Xaysimo Taliye Saleebaan Cabdi Caateeye , waxa isna dhaawac soo gaadhey maayir ku xigeenkii degmadda Taleex.


Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ka hadlay weerarkan gaadmada ah ee ay maleeshiyaadka maamulka Garoowe ku dileen taliyahaasi.

Waxaanu sheegay in maleeshiyaadkaasi ay taliyaha iyo maayirka dhexda u galeen iyagga oo mucaawimooyin gaadhsiinaayey degaano kamid ah gobolkaasi, sidoo kalena hawlo kormeer ku jira.

Waxaanu sheegay in aanay u dul qaadan doonin weeraradda gaadmada ah ee ay maleeshiyaadkaasi dhul jiifka ahi ku khal khal gelinayaan nabadgelyadda gobolkaasi Xaysimo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip