Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Gaadhey Sucuudiga .

0
Thursday July 12, 2018 - 13:51:14 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Gaadhey Sucuudiga .

    Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramapuza ayaa gaadhey wadanka Sucuudiga, waxaana madaarka Cabdul Casiis International Airport kusoo dhoweeyey badhasaabka Makka u qaabilsan boqortooyadda Sucuudiga Amiir Cabdul Casiis Binu Bandar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramapuza ayaa gaadhey wadanka Sucuudiga, waxaana madaarka Cabdul Casiis International Airport kusoo dhoweeyey badhasaabka Makka u qaabilsan boqortooyadda Sucuudiga Amiir Cabdul Casiis Binu Bandar

 , wasiirka Arrimaha Afrika u qaabilsan Sucuudiga Axmed Qattan Safiirka Sucuudiga u fadhiya Ambassador Garm Binu Siciid iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha dalkaasi Koonfur Afrika ayaa kulano la qaadan doona intuu wadanka Sucuudiga ku sugan yahay Dhaxal sugaha wadanka Sucuudiga iyo madaxda dalkaasi , iyaga oo ka wada hadli doona sidii loo hagaajin lahaa xidhiidhka labada wadan .



استقبال رئيس جنوب أفريقيا في جدة

رئيس جنوب أفريقيا يصل المطار
نائب أمير منطقة مكة المكرمة مع رئيس جنوب أفريقيا


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip