Qaxoontigii Ugu Horeeyey Ee Kasoo Yaaca Qul-Qulatooyinka Ka Socda Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia Oo Somaliland Soo Gaadhey.

0
Sunday August 05, 2018 - 19:35:39 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaxoontigii Ugu Horeeyey Ee Kasoo Yaaca Qul-Qulatooyinka Ka Socda Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia Oo Somaliland Soo Gaadhey.

    Qaxoontigii ugu horeeyey ee kasoo jeeda degaanadda kala duwan ee Ethiopia oo kasoo qaxay qul qulatooyinka ka socda dawlad degaanka Somalida Ethiopia ayaa soo gaadhey xuduudka Somaliland ay la wadaagto Ethiopia ee Wajaale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaxoontigii ugu horeeyey ee kasoo jeeda degaanadda kala duwan ee Ethiopia oo kasoo qaxay qul qulatooyinka ka socda dawlad degaanka Somalida Ethiopia ayaa soo gaadhey xuduudka Somaliland ay la wadaagto Ethiopia ee Wajaale.

Dadkan soo gaadhey degmadda Wajaale oo isugu jiray Odayaal, Dhalinyarro , Dumar iyo caruur kasoo jeeda qoomiyadda Oromadda ayaa kasoo gudbay xuduudka , iyadda oo maamulka degmadda Tog-wajaale ayaa si weyn usoo dhoweeyey dadkaasi magan gelyo doonka ahaa .

Dadkan ayaa ka hadlay xaaladda ay kala kulmeen magaaladda Jig Jiga ee xarunta ismamulka Somalida Ethiopia oo ay hore ugu noolaayeen, iyadda oo halkaasi ay kasoo gaadheen dhibaatooyin badani.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip