Xukumadda Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Gaadhi Ethiopia Laga Lee Yahay Oo Somaliland Soo Galay.

0
Sunday August 05, 2018 - 19:54:27 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumadda Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Gaadhi Ethiopia Laga Lee Yahay Oo Somaliland Soo Galay.

    Xukumadda Somaliland ayaa gacanta ku dhigtay gaadhi laga lee yahay dalka Ethiopia, kaas oo ay nimankii waday lasoo galeen Somaliland gudaheeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumadda Somaliland ayaa gacanta ku dhigtay gaadhi laga lee yahay dalka Ethiopia, kaas oo ay nimankii waday lasoo galeen Somaliland gudaheeda.

Maamulka gobolka Togdheer ayaa sheegay in ay gaadhigan gacanta ku hayaan, iyaga oo intaasi raaciyey in dadka gaadhiga watay ay sheegeen in ay iyagu lee yihiin gaadhigan.

Ilaa hadda ma cadda cidda gaadhigaasi iska lihi, iyadda oo aanay wasaaraddaha ay khusaysaana weli ka hadal.

Image may contain: outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip