Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley Iyo Deegaannada Ku Hareeraysan.

0
Monday August 06, 2018 - 16:26:57 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley Iyo Deegaannada Ku Hareeraysan.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley iyo magaalooyinka dhinaca galbeed kaga teedsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley iyo magaalooyinka dhinaca galbeed kaga teedsan.


Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo wefdiga uu hoggaaminayo oo kasoo laabtay hawlo shaqo oo ay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal u tageen, ayaa magaalada Gabiley iyo tuulooyinka dhinaca galbeedka ka xiga waxa ku qaabilay mawjado dadweyne ah caleemo qoyan iyo calanka Jamhuuriyadda Somaliland lulaya, kuwaas muujiyey sida ay ula dhacsan hoggaamintiisa iyo horumarka uu qaranka ku hagayo.

Madaxweynuhu waxa uu dhex lugeeyey kumannaan katirsan shacabka reer Gabiley oo isugu jira, waayeel, waxgarad, aqoonyahan, siyaasiyiin, haween iyo dhallinayaro, kuwaas oo dhaweyntiisa isugu soo baxay, si uu ula wadaago dareenka soo dhaweynta iyo farxadda isugu jira ee ay ku qaabileen.

Af-hayeenka madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac oo soo dhaweynta kaddib warbaahinta u faahfaahiyey ujeeddada safarka madaxweynaha ee gobollada galbeedka iyo hannaanka soo dhaweynta lagu qaabilay, ayaa waxa uu yidhi, "Ujeeddada safarka madaxweynaha ee gobollada Galbeedku waxa ay daarran tahay sidii uu ugu guur-geli lahaa xaaladaha ka jira gobollada Galbeedka, hannaanka geeddiga horumarkana uu u xaqiijin lahaa, iyada oo ay deegaannadaas ka socdaan mashaariic horumarineed, kuwaas oo safka hore kaga jira siyaasadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.”

Af-hayeenku waxa uu ka warbixiyey qorsheyaasha madaxweynaha ee muddada uu safarkiisa ku dhex jiro, waxana uu hoosta ka xarriiqay inuu kulamo uu xaaladda deegaannadaas ugu kuur-gelayo la qaadan doono waxgaradka iyo masuuliyiinta gobolka, "Inta uu madaxweynuhu ku sugan yahay gobolka Gabiley waxa uu kulamo la qaadan doonaa qaybaha kala duwan ee bulshada, hay’adaha dawladda, si uu u xaqiijiyo hawlaha horumarineed ee xukuumaddu ka waddo gobolka gabiley,” ayuu yidhi af-hayeenka madaxweynaha Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac.



Image may contain: 4 people, people smiling, people standing
Image may contain: 4 people
Image may contain: 3 people, crowd, car, tree and outdoor
Image may contain: 1 person, smiling, standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing
Image may contain: 5 people
Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 4 people
Image may contain: 13 people, people smiling, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: 32 people, people smiling
Image may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: 10 people, people smiling, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: 6 people, crowd and outdoor
Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit and outdoor
Image may contain: mountain, sky, car, outdoor and nature Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people smilingImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, hat, beard and weddingImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, beard and outdoorImage may contain: 6 people, people smilingImage may contain: 6 people, people smiling, people standing, wedding and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standingImage may contain: 7 people, people standing
Image may contain: 7 people, people smiling, people standingImage may contain: car, sky and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 1 person, car and outdoorImage may contain: 15 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 10 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 9 people, people smiling, people standingImage may contain: 10 people, people smiling, people standingImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, shoes and outdoor
Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standingImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 9 people, people standing and outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip