Madaxweynihii Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia Oo Is Casilay.

0
Monday August 06, 2018 - 19:09:59 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia Oo Is Casilay.

    Madaxweynihii dawlad degaanka Somalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa iska casilay xilkii madaxweynenimo ee uu dawlad degaanka ka hayey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii dawlad degaanka Somalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa iska casilay xilkii madaxweynenimo ee uu dawlad degaanka ka hayey.


Wasiirka Warfaafinta dawlad degaanka oo la hadlay Laanta Afka Somaliga ee Bbc-da ayaa warkaasi cadeeyey, isaga oo madaxweynuhu xilkaasi ku wareejiyey wasiirkiisii maaliyadda Axmed Cabdi Maxamed(Ilkacase) .

Is casilaada madaxweynaha ayaa kusoo beegmaysa xili ay magaaladda Jig jiga gudaha u galeen ciidamada Military-ga Ethiopia, sidoo kalena ay maanta garoonka diyaaraddaha ee Jig Jiga soo gaadheen wasiiro heer Federal ahi.

Dhinaca kale magaaladda Diri Dawa ayay maanta dib uga soo cusboonaadeen rabshadihii u dhexeeyey Somalida iyo Oromadda, iyada oo ay rabshaddahaasi ku fideen degaano kale oo ka baxsan Diri Dawa.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip