Fanaan Caan Ka Ah Geyiga Somalida Oo Hargeysa Ka Furtay Dugsi Waxbarasho.

0
Thursday August 09, 2018 - 18:19:43 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaan Caan Ka Ah Geyiga Somalida Oo Hargeysa Ka Furtay Dugsi Waxbarasho.

    Mid kamid ah fanaaniinta caanka ka ahayd dhulka Somalida iyo Fanka Somaliyeed ayaa magaaladda Hargeysa ka furtay goob waxbarasho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamid ah fanaaniinta caanka ka ahayd dhulka Somalida iyo Fanka Somaliyeed ayaa magaaladda Hargeysa ka furtay goob waxbarasho

 , goobtaas oo wax lagu bari doono arday kala duwan oo yar yar u badan.

Al-Fanaan Maxamed Aadan (Himilo) ayaa magaaladda Hargeysa ka furay dugsi lagu magacaabo Havelock oo lagu baran doono Manhajka dalka Ingiriiska , kaas oo wax lagu bari doono caruurta yar yar.

Waxa dugsigan aas aaskiisa ku wehelinaysa xaaskiisa oo iyaduna waqtigan ku sugan magaaladda Hareysa, waxaanu uga waramay warbaahinta qaybo kamid ah Himilo dugsigan iyo waxyaalihii ku dhaliyey in uu furo.

Waxa kale oo uu ka hadlay waxyaalaha lagu dhigi doono , iyada oo dugsigaasi lagu qalabeeyey qalab kala duwan oo noocyadda caruurta ay ku ciyaarto u badan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip