Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Hargeysa Oo Khasaare Badani Ka Dhashay +Sawiro.

0
Saturday November 17, 2018 - 12:59:26 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Hargeysa Oo Khasaare Badani Ka Dhashay +Sawiro.

    Inta ilaa hadda la og yahay sagaal qof ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo ka dhacay Galbeed ee magaaladda Hargeysa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta ilaa hadda la og yahay sagaal qof ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo ka dhacay Galbeed ee magaaladda Hargeysa .


Gaadhigan dhacay ayaa noociisu ahaa Dhayne , waxaanu ka yimid degaanka Arabsiyo ee galbeedka Hargeysa , gaadhigan ayaana dhacay kadib markii uuhor maray neef geel ah oo wadada ka talaabaayey , kaas oo uu darawalku isku deyey in uu badbaadiyo.

Sidaasna waxa shabakadda Halgannews u xaqiijiyey afhayeenka Ciidamada Dab-damiska Somaliland Cabdifataax Toox yare.



Image may contain: sky and outdoor



Image may contain: sky and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, child and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and nature
Image may contain: sky and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: sky and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, mountain, child, outdoor and nature

Image may contain: outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip