Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Kaymaha Gubanaaya Ee California Gaadhey.

0
Sunday November 18, 2018 - 01:39:02 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Kaymaha Gubanaaya Ee California Gaadhey.

    madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa gaadhey degaanadda Masiibadda dabku ka dhacday ee Kalifoorniya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa gaadhey degaanadda Masiibadda dabku ka dhacday ee Kalifoorniya

 , isaga oo halkaasi kula kulmaaya masuuliyiinta degaankaasi iyo kooxaha dab damiska ee ka hawlgalaaya daminta dabkaasi, iyada oo ilaa hadda ku dhintay dabkaasi ay kor u dhaafayaan ilaa 1000 qof.

Sidoo kalena waxa jira dad badan oo iyagana la la’yahay , kuwaas oo la raadinaayo , sida uu madaxweyne Turaam u sheegay warbaahinta Guriga Cad ka hor intii aanay diyaarad Helicopter ahi u qaadin goobtaasi .

Ilaa hadda sided Qof ayaa maydadkooda la helay dad hore loo la’aa , kuwaas oo ku dhintay xero ay ku jireen , waxaanu dabkani noqonayaa kii ugu xumaa ee ka dhaca California .

Ilaa hadda dadka la la’yahay ayaa la sheegayaa in ay gaadhayaan 1,011, sida ay masuuliyiinta degaankaasi sheegeen , iyada oo ilaa hadda dadka la ururinaayo lana raadinaayo.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip