Xuutiyiinta Yemen Oo Bilaabay Adeegsiga Gantaalo Balastik Ah.

0
Sunday November 18, 2018 - 01:57:07 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuutiyiinta Yemen Oo Bilaabay Adeegsiga Gantaalo Balastik Ah.

    Ciidamada Xulafadda ee ka dagaalamaaya dalka Yemen ayaa hawada ku burburiyey Gantaalo Balastik ah oo ay kusoo rideen dalka Sucuudiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xulafadda ee ka dagaalamaaya dalka Yemen ayaa hawada ku burburiyey Gantaalo Balastik ah oo ay kusoo rideen dalka Sucuudiga

Kooxaha Xuutiyiintu, kuwaas oo lagu dul burburiyey gobolka Marib.

Warkan oo lagu baahiyey warbaahinta Al Arabiya News ayaan warbixin dheeri ah laga bixin, waxaanu noqonayaa gantaalkii labaad ee ay ciidamada Xulafada Carbeed burburiyaan tan iyo Axadii toddobaadkii hore.

Ilaa hadda ma jirto cid labada dhinac ee Xulafada iyo Xuutiyiinta ah oo ka hadashay gantaalkan laga soo riday Yemen ee lagu burburiyey Hawada sare .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip