Dawladda Kuwait Oo Mucaawimooyin Tiro Badan Gaadhsiisay Dalalka Yemen Iyo Suuriya.

0
Sunday November 18, 2018 - 01:58:21 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 43
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Kuwait Oo Mucaawimooyin Tiro Badan Gaadhsiisay Dalalka Yemen Iyo Suuriya.

    Dawladda dalka Kuwait ayaa bilawday mucaawimooyin ay gaadhsiinayso dalalka Suuriya iyo Yemen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda dalka Kuwait ayaa bilawday mucaawimooyin ay gaadhsiinayso dalalka Suuriya iyo Yemen

 , waxaana xuduudaha dalalkaasi soo gaadhey ilaa 10 gaadhi oo sida waxyaalo loogu talogalay dadka dalalkaasi ku baro kacay.

Waxaana gawaadhidaasi hogaaminaysa hay’adda Kuwaiti Peace Charity Society oo ah hay’ad inta badan ka shaqaysa arrimaha Bani’aadanimada , waxaana gawaadhidaasi saaran Dhar , Timir iyo Raashin kala duwan , waxaana soo gelbiyey xubno ka tirsan golaha wasiiradda dawladda Kuwait iyo goleyaasha qaranka.

Gawaadhidan mucaawimooyinka sida waxa kale oo la socda ilaa 750 mutadawac , kuwaas oo qaarkood ay u socdaali doonaan dalka Suuriya, halka kuwa kalena ay u socdaali doonaan dalka Yemensi ay u qaybiyaan mucaawimooyinkaasi , loona gaadhsiiyo dadka ku baro kacay dalalkaasi dhexdooda.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip