Wasiirkii hore ee difaaca ayaa geeryooyday isaga oo da'ahaan ahaa 91 sanno jir.

0
Sunday January 06, 2019 - 10:51:47 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii hore ee difaaca ayaa geeryooyday isaga oo da'ahaan ahaa 91 sanno jir.

    Harold Brown oo ahaa wasiirkii hore ee dalka Maraykanka u qaabilsanaa difaaca ayaa geeryooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Harold Brown oo ahaa wasiirkii hore ee dalka Maraykanka u qaabilsanaa difaaca ayaa geeryooday

, sida ay cadeeyeen masuuliyiinta MachadkaDaraasaadka ee dalkaasi .

Mr Brown ayaa wasiirka difaaca ahaan jiray waqtigii madaxweyne Jimmy Carter, waxaanu ahaa wasiirkii Golaha Odayaasha ee Maraykanka horkeenay taariikhda markii ugu horeysay heshiis lala galo dawladii Midawga Sofiyatii inkasta oo uu ku guuldaraystay.

Harold ayaa ku dhashay magaaladda New York , waxaanu ahaa Saynisyahankii ugu horeeyey ee ku biira Ciidamada Military-ga , soona saara qalabka Caaga ah ee ay ciidamadu xidhaan, isaga oo sidoo kalena bartay Physics-ka , waxaanu Digriigiisii ugu horeeyey qaatay isaga oo 18 jir ah, sidoo kalena Doctorate-kii ugu horeeyey ayuu qaatay isaga oo 22 sanno jir ah , waxaanu ku takhasusay markii dambe hubka Nuclear-ka .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip