Ciidamo Boolis Ah Oo Gaadmo Lagu Dilay Gobolka…..

0
Sunday January 06, 2019 - 10:56:55 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Boolis Ah Oo Gaadmo Lagu Dilay Gobolka…..

    Ilaa hadda laba askari oo ka tirsan ciidamada Booliska ayaa ku dhintay kadib markii weerar gaadmo ah lagu soo qaaday, sida ay cadaysay dawladdu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaa hadda laba askari oo ka tirsan ciidamada Booliska ayaa ku dhintay kadib markii weerar gaadmo ah lagu soo qaaday, sida ay cadaysay dawladdu.


Ciidamadan oo ka tirsanaa ciidamada dawladda Afgaanistan ayay weerarkan gaadmada ah kusoo qaadeen maleeshiyaadka ururka Daalibaan, iyaga oo rasaas ku furay gobolka Samanjan ee Waqooyiga dalkaasi.

Saddex askari oo kale ayaa iyagana lagu dhaawacay weerar kale oo ka dhacay degmada Dora ee gobolkaasi, sida uu cadeeyey madaxa golaha Degaanka ee gobolkaasi Raz Maxamed , waxa kale oo ay ururka Daalibaan gacanta ku dhigeen hub ay ciidamadu lahayaeen.

Ilaa haddana ciidamada ururka Daalibaan kamay hadal warkan iyo weeraradan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip