Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inta Higtar Ee Beero Ah Ee Ay Qodeen.

0
Monday January 07, 2019 - 15:37:44 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inta Higtar Ee Beero Ah Ee Ay Qodeen.

    Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tiradda higtarada ah ee ay ilaa hadda qodeen intii ay wasaaradda joogeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tiradda higtarada ah ee ay ilaa hadda qodeen intii ay wasaaradda joogeen

, sidoo kalena waxa uu ka hadlay socdaalo uu kusoo maray dalka goboladiisa Bariga iyo Galbeedkaba.

Waxa uu wasiirku sheegay in ay ilaa hadda qodeen 2320 Higtar oo qodaal ah, kuwaas oo ku kala yaala gobolo kala duwan oo dalka ah, waxa kale oo uu ka hadlay mashruuc ilaa toban malyan oo Dollar ah oo ay hadda gacanta ku hayso wasaaraddiisu.

Wasiirka ayaa arrimahan ka hadlay mar uu maanta hor tegey  xildhibaanadda Guddida Joogtada ah ee   Golaha Guurtida Somaliland , kuwaas oo su’aalo ka weydiiyey arrimo ku saabsan wasaaradda uu wasiirka ka yahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip