Madaarka Hargeysa Oo Lagu Qabtay Dawooyin Dhacay Oo Kasoo Degay.

0
Monday January 07, 2019 - 15:59:19 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaarka Hargeysa Oo Lagu Qabtay Dawooyin Dhacay Oo Kasoo Degay.

    Guddoomiyaha Hay'adda Dhawrista Tayada ee Somaliland Muuse Xasan Xaaji Yuusuf ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay madaarka Cigaal ku qabteen diyaarad siday kiniin aan sax ahayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Hay'adda Dhawrista Tayada ee Somaliland Muuse Xasan Xaaji Yuusuf ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay madaarka Cigaal ku qabteen diyaarad siday kiniin aan sax ahayn.


Kiniinkan ayuu guddoomiyuhu sheegay in uu ahaa Kaabsool , kaas oo aanu wax qoraal ahi ku qornayn, ayna ka maqan tahay qoraalkii sharaxi lahaa, sidoo kalena waxa uu intaasi ku daray in aanay kiniinkan Kabsoolka ah wax Dawo ahi aanay ku jirin .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip