Wasiirka Difaaca Ee Dalka Ingiriiska Oo Ka Hadlay Socdaalkii Uu Somaliland Ku Yimid .

0
Monday January 07, 2019 - 17:58:06 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Difaaca Ee Dalka Ingiriiska Oo Ka Hadlay Socdaalkii Uu Somaliland Ku Yimid .

    Wasiirka Difaaca dalka Ingiriiska Gavin Williamson oo shalay yimid Somaliland ayaa ka hadlay socdalkiisii uu ku yimid Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Difaaca dalka Ingiriiska Gavin Williamson oo shalay yimid Somaliland ayaa ka hadlay socdalkiisii uu ku yimid Somaliland.


Waxa uu wasiirku sheegay in uu kulan la qaatay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isaga oo intaas ku daray in uu aad ugu farxay socdaalkiisa uu ku tegey Somaliland , waxaanu sheegay in uu doonaayey in uu soo indho indheeyo Somaliland.

Sidoo kalena waxa uu sheegay in ay doonayaan in ay xoojiyaan xidhiidhka u dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Ingiriiska , waxa kale oo uu sheegay in uu fursad u helay in uu soo arko shaqooyinka ay ciidamada Ingiriisku ka hayaan Somaliland.

Wasiirka ayaa qoraal kooban oo uu kusoo qoray bartiisa Twitter-ka oo ay warkan kazoo xigatay shabakadda Halgannews si kooban uga hadlay socdaalkiisan uu ku yimid magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip