Wareega Labaad Ee Doorashada Puntland Iyo Murashaxiinta Usoo Gudubtay.

0
Tuesday January 08, 2019 - 11:03:12 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wareega Labaad Ee Doorashada Puntland Iyo Murashaxiinta Usoo Gudubtay.

    Waxa hadda la gelayaa wareega labaad ee doorashada madaxtinimada maamul goboleedka Somaliya ee Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa hadda la gelayaa wareega labaad ee doorashada madaxtinimada maamul goboleedka Somaliya ee Puntland

, iyada oo ay hadheen gebi ahaanba murashaxiintii doorashadaasi u tartamaysay intoodii badnayd.

Waxaana wareega labaad usoo gudbay saddexda murashax eek ala ah :-

1: Murashax Dr Siciid Cabdilaahi Dani

2: Murashax General Asad Cismaan Cabdilaahi

3: Murashax Faarax Cali Shire .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip