War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Uu Ku Guulaystay….

0
Tuesday January 08, 2019 - 12:06:54 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Uu Ku Guulaystay….

    waxa hadda lasoo gebo gebeeyey tirinta codadka ay dhibteen xildhibaanadda Barlamaanka Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa hadda lasoo gebo gebeeyey tirinta codadka ay dhibteen xildhibaanadda Barlamaanka Puntland

, kuwaas oo saaka dooranaayey madaxweynaha cusub ee ay Puntland yeelan doonto sannadkan cusub ee 2019.

Waxaana xilkaasi madaxweyne ku guulaystay Dr Siciid Cabdilaahi Dani isaga oo helay codad dhan 35 cod , halka uu murashaxii kale ee General Asad Cismaan Cabdilaahi uu helay codad dhan 31 cod , waxaanu sidaasi ku noqday Dr Siciid Cabdilaahi Dani madaxweynaha maamul goboleedka Puntland .

 

1: Murashax Dr Siciid Cabdilaahi Dani : 35

2: Murashax General Asad Cismaan Cabdilaahi:31

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip