War Deg Deg Ah:Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Loo Doortay Masuul Hore Khaatumo U Ahaan Jiray

0
Tuesday January 08, 2019 - 15:54:26 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 72
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Loo Doortay Masuul Hore Khaatumo U Ahaan Jiray

    maamulka Puntland ee dalka Somaliya ayaa yeelanaaya madaxweyne ku xigeen cusub, kadib markii saaka la doortay madaxweynaha maamulkaasi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maamulka Puntland ee dalka Somaliya ayaa yeelanaaya madaxweyne ku xigeen cusub, kadib markii saaka la doortay madaxweynaha maamulkaasi,

waxaanay labada masuul hagi doonaan maamulkaasi shanta sanno ee soo socota waxaana hadda soo gebo geboobay codayntii xildhibaanadda Puntland ay ku dooranaayeen madaxweyne ku xigeenka cusub ee ay Puntland yeelan doonto sannadkan cusub ee 2019.

Waxaana xilkaasi madaxweyne ku xigeen ku guulaystay Axmed Cilmi Cismaan(Karaash ) oo helay codad dhan 47 cod , halka uu murashaxii kale ee Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) uu helay codad dhan 19 cod , waxaanu sidaasi ku noqday Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland .

 

1: Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) : 19

2: Axmed Cilmi Cismaan (Karaash):47



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip