"Mashruuca Somaliland Waa Mashruuc Khaldan,Cid Qabata Way Heli Doontaa"Madaxweynaha Puntland.

0
Thursday January 10, 2019 - 00:05:04 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Mashruuca Somaliland Waa Mashruuc Khaldan,Cid Qabata Way Heli Doontaa"Madaxweynaha Puntland.

    Siciid Cabdilaahi Dani madaxweynaha Cusub ee maamulka Garoowe ayaa Somaliland ku eedeeyey in ay kusoo xad gudubtey dhul ay Puntland lee dahay, sidaasina waxa uu ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyey BBC-da.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siciid Cabdilaahi Dani madaxweynaha Cusub ee maamulka Garoowe ayaa Somaliland ku eedeeyey in ay kusoo xad gudubtey dhul ay Puntland lee dahay, sidaasina waxa uu ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyey BBC-da.


Madaxweynaha oo shalay lagu doortay magaaladda Garoowe ayaa sidoo kale ka hadlay xidhiidhka maamulkiisa iyo dawlada Muqdisho ka dhexeyn doona, isaga oo sheegay in laga wada shaqayn doono dawladnimada Somaliya.

Waxaa kale oo uu ka hadlay xarumaha ay ururadda Alshabaab iyo Daacish ku lee yihiin Puntland, waxaanu sheegay in ay ahmiyad weyn siin doonto dawladdisu soo afjarida ururadaasi iyo saldhigyadaasiba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip