Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) Oo Si Adag U Dhaliilay Xukuumadda Somaliland.

0
Sunday January 13, 2019 - 00:18:17 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) Oo Si Adag U Dhaliilay Xukuumadda Somaliland.

    Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa ka hadlay xadhiga ay ciidamada Booliska Somaliland u Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xalay maansooyin ka jeediyey Hotel Maansoor ee magaaladda Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa ka hadlay xadhiga ay ciidamada Booliska Somaliland u Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xalay maansooyin ka jeediyey Hotel Maansoor ee magaaladda Hargeysa.

Abwaam Weedhsame ayaa khalad ku tilmaamay xadhiga lagula kacay abwaankaasi , isaga oo tilmaamay in loo baahan yahay in dadku soo bandhigaan hadba xaaladda jirta.

Xaalada uu Abwaan Cabdiraxmaan ka hadlay oo ah xaaladdaha ka jira Saldhigyadda Hargeysa ayuu ku sheegay kuwo sugan oo jira , isaguna ogaa in dhacdada abwaanku sheegay in ay saldhiga Koodbuur ka dhacday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip