Daawo:Dablaydii Weerartay Hotelkii Nairobi Oo Markii Ugu Horeysay Muqaal Laga Helay.

0
Wednesday January 16, 2019 - 14:43:55 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Dablaydii Weerartay Hotelkii Nairobi Oo Markii Ugu Horeysay Muqaal Laga Helay.

    Warbaahinta dalka Kenya ayaa soo bandhigtay muqaal markii ugu horeysay laga helay kooxdii dablayda ahayd ee weerarka ku qaaday Hotelka Dusit ee magaaladda Nairobi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta dalka Kenya ayaa soo bandhigtay muqaal markii ugu horeysay laga helay kooxdii dablayda ahayd ee weerarka ku qaaday Hotelka Dusit ee magaaladda Nairobi.


Dablaydan oo afar nin ka koobnayd ayaa ku hubaysnayd qoryaha AK47 loo yaqaano , kuwaas oo sidoo kalena sitay shandadaha rasaasta lagu qaato iyo qalab kale .

Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa dagaalo adag la galay shalay ilaa maanta kooxdaasi oo weli la sheegaayo in ay ku jiraan dabaqyo kamid ah dabaqyada Hotelka Dusit oo ah hudheel weyn oo qaybo kala duwan isugu jira.


 

Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip