Share with your friends via email

Faallo: Shirkii Urur Goboleedka IGAD Ee Muqdisho Iyo Dooda Ka Taagan Qodobka Koobaad Cabdilaahi Axmed Caarshe

Maalintii salaasada ayay ahayd markii shirkii 28aad ee urur goboleedka bariga afrika ee loo soo gaabiyo Governmental Authority on Development {IGAD}, uu ka furmay magaalada muqdisho kuna soo dhammaaday isla saacad gudeheed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip