Halkan Ka Akhri Khudbadii Qiirada Badnayd Ee Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Golihiisa Wasiiradda Maanta+Sawiro.
Hargeysa(Halgan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta soo gabogabeeyey shirkii wada-tashiga Golaha Wasiirrada cusub uga socday afartii maalmood ee la soo dhaafay Huteelka Royal Palace Hotel