Share with your friends via email

Dawladda Muqdisho Oo Ka Hadashay Dagaalkii Lagu Jebiyey Ciidamadeeda Ee Ay Somaliland Kusoo Qaaday.

Hargeysa(Halgan)Dawladda Taagta daran ee ay ciidamada AMISOM ku ilaaliyaan magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay jabkii loo geystay ciidamadii uu madaxweynohoodu kasoo diray magaalada Garoowe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip