Share with your friends via email

Dawladda Federaalka Itoobiya Oo Soo Saaray Waaran Lagu Qabanayo 55 Xubnood Oo Ka Soo Jeeda Kililada Soomaalida Iyo Oromada

Addis Ababa(Halgan)Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa soo saartay waaran qabasho oo dhan 55 oo lagu soo qabanayo dad ka kala tirsan kililada Soomaalida iyo Oromada oo lagu eedeeyay inay si weyn uga qayb qaateen rabshadihii dhimashada iyo dhaawaca keen

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip