Share with your friends via email

Cadbilaahi Jawaan Oo Maayarka Hargeysa Ka Codsaday Waddo Biyaha & Nolashu U Soo Marto Xaafada Faarax Nuur

Hargeysa(Halgan)Siyaasiga caanka ah Md. Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) ayaa maayarka iyo golaha deegaanka Hargeysa ugu baaqay inay waddo biyaha iyo nolashu ay u soo marto loo furo xaafada Faarax Nuur ee magaalada Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip