Share with your friends via email

Horumarinta Beeraha Somaliland.

Waxaan internetka ka dalacday wasiirka beeraha Somaliland, Md Axmed Muumin Seed oo iskugu yeedhay aqoon yahanada ku xeel dheer beeraha, waxaanu ka codsaday in ay ka soo talo bixiyaan sida kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka beeraha Somaliland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip