Share with your friends via email

Taliyihii Ciidamada Booliska Ee Gobolka Saraar Oo Xilkii Ku Wareejiyey Taliye Cusub Oo Gobolkaasi Loo Magcaabay.

Caynaba(Halgan)Taliyihii Ciidamada Booliska ee Gobolka Saraar Gaashaanle Dhexe Mursal Xaaji Warsame Sugule ayaa maanta xilkii taliyenimo ee uu gobolkaasi ka hayey ku wareejiyey taliyaha cusub ee dhowaan loo soo magcaabay gobolka Saraar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip