Share with your friends via email

Wadahadaladii Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda ONLF Oo Meel Xasaasiya Maraaya.

Nairobi(Halgan)Waxaa maalintii seddexaad galay wadahadalo magaalada Nairobi uga furmay jabhadda ONLF iyo Dowladda Itoobiya, waxayna ka socdaan goob qarsoodi ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip