Share with your friends via email

Guddoomiyaha Dalladda SONYO Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Dhalinyaraddii Bilawday Kacdoonkii Halgankii SNM Ee UFFO.

Hargeysa(Halgan)Guddoomiyaha Dalladda Dhalinyaradda Somaliland Ee SONYO Cabdicasiis Siciid Saalax Ayaa si balaadhan uga hadlay kacdoonkii dhalinyaradii reer Hargeysa ee dugsiyadda Sare kala horyimaadeen xukumadii Siyaad Barre.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip