Share with your friends via email

Djibouti Oo Ciidamada Maraykanka Ka Joojisay Inay Hawadeeda Ku Sameeyaan Carbis

Dawladda Djibouti ayaa ciidamada Maraykanka ee dalkeeda jooga ka joojisay hawlgalada hawada ee ay ciidamadoodu ku sameeyaan diyaaradaha, ka dib markii ay dhawr shil oo diyaaradeed dhaceen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip