Share with your friends via email

Sucuudiga Oo La Filaayo Inuu Isu Keeno Somaliya, Jabouti Iyo Imaaraadka.

Dawladda Sucuudiga ayaa bilowday qorshe ay ku dhexdhexaadinayso dawladaha Djibouti, Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya. Djibouti iyo Soomaaliya ayuu mid waliba goonidiisa uga dhexeeyaa dagaal diblomaasiyadeed dalka Imaaraadka Carabta.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip