Share with your friends via email

Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Somaliland Oo Aan Mushahar Qaadan Tan Iyo Intii Xukumadda Muuse Dhalatay.

Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Somaliland ayaan mushahar qaadan tan iyo intii ay dhalatay xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi, iyaga oo maanta warbaahinta la hadlay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip