Share with your friends via email

Shirkadda Dp World Oo Shaacisay Dhisme Weyn Oo Ay Ka Dhisi Doonto Ethiopia.

Shirkadda DP world ee gacanta ku haysa maamulka dekedda Berbera, ayaa sheegtay inay wadanka Itoobiya ka samaynayso xarun la geeyo badeecadaha iyo alaabooyinka ka soo dega dekedda Berbera si ay xaruntaas Itoobiya ugu sii gudbiso dalalka kale

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip