Wararka

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Caawa La Qaatay Saddexda Murashax Ee Xisbiyadda, Golaha Wasiiradda Xubno Kamida, Koomiishanka Doorashooyinka, Golaha Guurtida Iyo Jananada Ciidamada Somaliland.

0 Visits: 91 | Tuesday October 17, 2017 - 02:04:29
Hargeysa(Halgan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa kulan casho sharaf ah isugu yeedhay Komishanka qaranka, murashaxiinta saddexda xisbi qaran, gudoomiyaha guurtida, gudoomiyaha maxkamada, taliyeyaasha ciidamada

Read More »

Daawo:Boqor Buurmadow Oo Luqad Adag Kaga Hadlay Dhaliilo Loo Jeediyey Shirkii Burco Ee Beelaha Barriga Burco Iyo Waqooyiga Hargeysa.

0 Visits: 61 | Tuesday October 17, 2017 - 01:11:02
Hargeysa(Halgan)Boqor Buurmadow Ayaa Luqad Adag Kaga Hadlay Dhaliilo Loo Jeediyey Shirkii Burco Ee Beelaha Barriga Burco Iyo Waqooyiga Hargeysa.

Read More »

Daawo:Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur Oo Ka Hadlay Qaraxii Muqdisho, Siro Badana Kashifay.

0 Visits: 112 | Tuesday October 17, 2017 - 01:08:39
Muqdisho(Halgan):Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur Ayaa Ka Hadlay Qaraxii Muqdisho, Siro Badana Kashifay.

Read More »

Daawo:Maxa Ka Jira Wasiiradda Iska Casili Doona Xukumada Somaliland, Kuna Biiri Doona Xisbiga WADDANI.

0 Visits: 141 | Monday October 16, 2017 - 23:14:45
Hargeysa(Halgan)Maxa Ka Jira Wasiiradda Iska Casili Doona Xukumada Somaliland, Kuna Biiri Doona Xisbiga WADDANI.

Read More »

Daawo:Ganacsade Aadan Baradho Oo Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland Fariin Adag U Diray.

0 Visits: 67 | Monday October 16, 2017 - 23:00:42
Hargeysa(Halgan)Ganacsade Aadan Baradho Ayaa Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland Fariin Adag U Diray.

Read More »

Daawo:Xisbiga KULMIYE Oo Munaasibad Soo Dhoweyn Ah U Qabtay Ururo Kusoo Biiray.

0 Visits: 36 | Monday October 16, 2017 - 22:58:17
Hargeysa(Halgan)Xisbiga KULMIYE Ayaa Munaasibad Soo Dhoweyn Ah U Qabtay Ururo Kusoo Biiray.

Read More »

Daawo:Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Soo Dhoweyn Ah U Qabtay Tageereyaal Kaga Soo Biiray Koonfurta Hargeysa.

0 Visits: 109 | Monday October 16, 2017 - 22:52:41
Hargeysa(Halgan)Xisbiga WADDANI Ayaa Munaasibad Soo Dhoweyn Ah U Qabtay Tageereyaal Kaga Soo Biiray Koonfurta Hargeysa.

Read More »

Daawo:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Heegan Culus La Geliyey ,Iyada Oo Taliye Fadal Uu Ka Hadlay .

0 Visits: 97 | Monday October 16, 2017 - 22:46:18
Hargeysa(Halgan)Ciidamada Booliska Somaliland Ayaa Heegan Culus La Geliyey ,Iyada Oo Taliye Fadal Uu Ka Hadlay .

Read More »

Daawo:Shil Gaadhi Kii Ugu Fool Xumaa Oo Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Dhexdeeda.

0 Visits: 241 | Monday October 16, 2017 - 22:40:01
Hargeysa(Halgan)Shil Gaadhi Kii Ugu Fool Xumaa Ayaa Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Dhexdeeda.

Read More »

Xildhibaan Nac Nac Oo Degmada Axmed Dhagax Ka Bilaabay Olole Uu Xafiisyo Xisbiga WADDANI Ah Kaga Furaayo Degmadaasi.

0 Visits: 232 | Monday October 16, 2017 - 01:54:37
Hargeysa(Halgan) Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac ayaa bilaabay olole adag oo uu ka bilaabay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Salaadiinta Beelaha Habarjeclo Oo La Filaayo Inay Muuse Biixi Hor Dhigaan Shuruud Laf Dhuun Gashay Ku Noqon Doonta.

0 Visits: 1074 | Monday October 16, 2017 - 01:04:33
Hargeysa(Halgan) Salaadiinta Beelaha Habarjeclo ayaa la filayaa inay dhowaan yimaadaan magaalada Hargeysa, iyaga oo kulan la qaadan doona masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE, gaar ahaana Guddoomiyaha xisbigaasi ahna Murashaxa madaxweyne ee xisbigaasi.

Read More »

Diblomasiyad Maraykan Ah Oo Magan Gelyo Weydiisatay Dalka Norway.

0 Visits: 151 | Monday October 16, 2017 - 00:56:33
Hargeysa(Halgan)Diblomaasiyad u dhalatay wadanka Maraykanka oo Diblomaasiyad ah ayaa magan geliyo weydiisatay wadanka Norway sida lagu daabacay wargeyska Washington Post

Read More »

Dawo:Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Arrimo Badan.

0 Visits: 117 | Sunday October 15, 2017 - 22:51:17
Hargeysa(Halgan)Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Ayaa Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Arrimo Badan.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Magcaabis Sameeyey

0 Visits: 43 | Sunday October 15, 2017 - 16:18:44
Ceerigaabo(Halgan)Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ayaa Magcaabis Sameeyey, isaga oo magcaabay masuuliyiin cusub

Read More »

Daawo:Guddoomiye Cirro Oo Khudbad U Jeediyey Taageereyaal Reer Gebiley Ah Oo Xisbigaasi WADDANI Ku Biiray.

0 Visits: 209 | Sunday October 15, 2017 - 15:00:48
Gebiley(Halgan)Guddoomiye Cirro Ayaa Khudbad U Jeediyey Taageereyaal Reer Gebiley Ah Oo Xisbigaasi WADDANI Ku Biiray.

Read More »

Daawo:Xubnihii Xisbiga KULMIYE U Qaabilsanaa Gobolka Hawd Oo Is Casilay Goor Dhoweyd.

0 Visits: 127 | Sunday October 15, 2017 - 14:43:55
Hargeysa(Halgan)Xubnihii Xisbiga KULMIYE U Qaabilsanaa Gobolka Hawd Ayaa Is Casilay Goor Dhoweyd.

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Oo Guddida Ololaha Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Hawd Ku Wareejiyey Gawaadhidii Ololaha .

0 Visits: 140 | Sunday October 15, 2017 - 14:35:00
Hargeysa(Halgan)Wasiirka Qorshaynta Ayaa Guddida Ololaha Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Hawd Ku Wareejiyey Gawaadhidii Ololaha .

Read More »

Daawo:Beesha Bah Gobo Oo Ka Huleeshay Xisbiga KULMIYE .

0 Visits: 183 | Sunday October 15, 2017 - 14:30:45
Hargeysa(Halgan)Beesha Bah Gobo Ayaa Ka Huleeshay Xisbiga KULMIYE .

Read More »

Daawo:Xildhibaanadii Golaha Degaanka Ee Gebiley Ugu Jiray Xisbiga KULMIYE Oo Is Casilay.

0 Visits: 121 | Sunday October 15, 2017 - 14:13:16
Hargeysa(Halgan)Xildhibaanadii Golaha Degaanka Ee Gebiley Ugu Jiray Xisbiga KULMIYE Ayaa Is Casilay.

Read More »

Warbaahinta Itoobiya Oo Baahisay Xoggo Laga Helay Ninkii Dabka Qabadsiiyay Xafiiska Somaliland Ee Addis Ababa Oo Sheegay In Hargeysa Laga Masaafuriyay

0 Visits: 1222 | Sunday October 15, 2017 - 11:34:32
Hargeysa(Halgan)Wargeyska The reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa, ayaa baahiyay xoggo laga helay nin dhawaan dab qabadsiiyay qaybo ka mid ah xafiiska diblomaasiyadeed ee ay Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee Itoobiya.

Read More »